Barashada luuqad Cusub

 Luuqad cusub markad rabtid inad barantid waxay kaga bahantahay daadal dheer, goa’an, joogtayn iyo shaqo culus.

Luuqad in the barto maha wax dadka odhan uu fudud balse dadka qaar aya ku guleysta. qofku marku goa’an karto inu barato aqoon ka maqan wax markiba uu la kulma culaysyo fara badan ou didaya inu hore u dhaqaqo.

Luuqad markad la baranayo waxa ugu muhiimsan Afartan qawacid: 

1) Listening (dhagaysiga)

2) Speaking (ku hadalka)

3) Reading (akhriska)

4) and Writing.(iyo qooralka).

4 afartan qawaacid waa laga marmaan ku daadal koda.

Dhagaysigu waa sheyga ugu muhiimsan marka hore ee aad rabtid luuqad cusub inad baratid, sidad ugu daadalaysidna wakan;

Waqtiga hore ee aroorti ku daadal inad dhagaysatid muuqallada englishka ama luuqada aad rabtid sida; 

1) Muuqallada Podcastiga 

2) Filimada fican ee luuqad lagu baran karo

3) Wararka aids Bbc english, spanish, arabic iyo tad rabtid

    2/ Speaking (ku hadalka)

Dadbadan way ka xishodan ku hadalka dadka kale markay baranayan luuqad cusub balse taasi waxay dib u dhigaysa barashadi luuqadas.

Vocabulary ama dhawaqa erayadu waxy sii fican u fadhisata marka qofku ku hadalkisu badan yahay, iska jiir inad xishotid. 

Waxan ku sin talaboyin aad kaga qudbi kartid caqabadas, marka hore yeelo saxib had isku cashir tihin, aad wada baranaysan luuqada kadib saxibkas ku la sheqayso wixi aad so dhiqatayn malintas 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *